MUQDISHO(W,N)Madaxdhaqameedka beelaha direed eek u dhaqan koonfurta somaliya ayaa shir jaraa,id oo ay u qabteen magaalada muqdisho kaga hadlay dagaalka ka dhacay magaalada laascanood iyo duulaanka habar wacashada ah ee lagu soo qaaday Somaliland iyo kooxaha argagixiso iyo qabiilka daarood iskugu jireen ka dagaalamaya.