WAJAALE NEWS

Maayarka Laascanood Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Tirada Dadka Ku Dhintay Dagaaladii Ka Dhacay Magaalada Iyo Kuwo Ku Barakacay!

LAASCANOOD(W,N)-Maayarka magaalada laasccanood ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaalo magaalada laascanood ka socday mudo 20cisho ah tirade ku dhimatay kuwa ku dhaawacmay iyo boqolaal qoys oo ku baracay

Sidoo kale maayarka magaalada laascanood ayaa ku baaqay si xabad joojin loo gaadho in maleeshiyaad beeleedka laga saaro magaalada islamarkaana ciidamada Somaliland laga durkiyo magaalada.

Exit mobile version