WAJAALE NEWS

Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Jawaab Ka Bixiyay Dhaliilaha Xiliga Roobka Loogu Jeediyo Dawlada Hoose.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdikariim axmed mooge ayaa jawaab ka bixiyay dhaliilaha shacabku ugu jeediyay xiliga uu roobku da,o ee wadooyinka qaar burburaan

Sidoo kale maayar mooge ayaa fariin udiray dadka ku dhaliila roobka iy khasaaraha uu wadooyinka soo gaadhsiiyo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version