GABILEY(W,N)-Maamulka Dawlada hoose ee degmada gabiley oo uu horkacayo maayarka magaalada ayaa maanta booqday dugsiga sare ee qalax iyagoo ka jawaabay dhawaaqii kazoo yeedhay maamulka dugsiga ee dhismaha iskuulka iyagoo sheegay in ay ka dawlad hoose ahaan fulinayaan wixii baahi iyo dhismo ee qallax
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;