WAJAALE NEWS

“Gurigii Maxamed Jabuutaawi Anigaa Degen, Sharci Ayaanan Uhaystaa, Cid Iga Saari Kartaana Ma Jirto” Xoghaye Bookh.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka ee xisbiga Waddani Maxamed cabdilaahi Bookh ayaa ka hadlay guri uu hargaysa ku leeyahay ganacsade maxamed jabuutaawi oo xukuumadu sheegtay in ay xayirtay kaasi oo uu isagu hada degan yahay sharcina uhaysto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version