WASHINTON(W,N)-Madaxwaynaha Dalka maraykanka John Bide ayaa safiirkii Cusub usoo magacaabay Somaliya danjiraha cusub Maraknaka ufadhiyi doona Muqdisho ayaa xil sare ka yahay wasaarada arimaha dibada dalka maraykanka gaar ahaan xarumihiisa dalka Canada. Isagoo hore uga soo shaqadeeyay dalal badan oo kamid yihiin Ingiriiska, ruushka, Iraaq iyo Afkanistaan.
Sidoo kale Madaxwayne Biden ayaa shaqadii safiirnimo ka caydhiyay wakiilkii hore ee ufadhiyay magaalada muqdisho,