WAJAALE NEWS

Dawlada Maraykanka Oo Madaxwaynaha Somaliland Kala Hadashay Laba Qodob Oo La Xidhiidha Dagaalka Laascanood Iyo Doorashooyinka Jsl.

HARGAYSA(W,N)-Safiirka dawlada maraykanka ufadhiya magaalada muqdisho ayaa qoraal uu kubaahiyay barta uu ku leeyahay twitrerka kaga hadlay kulan uu la yeeshay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi

Sidoo kale safiirka maraykanka ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu ciidamada qaranka ka fogeeyo magaalada laascanood iyo in uu ku dhawaaqo khariirada qabsoomida doorashada somaliland

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version