|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Madaxwaynaha Somaliland Kala Hadashay Laba Qodob Oo La Xidhiidha Dagaalka Laascanood Iyo Doorashooyinka Jsl.
March 29, 2023 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Safiirka dawlada maraykanka ufadhiya magaalada muqdisho ayaa qoraal uu kubaahiyay barta uu ku leeyahay twitrerka kaga hadlay kulan uu la yeeshay madaxwaynaha Somaliland muuse biixi Sidoo kale safiirka maraykanka ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu ciidamada qaranka ka fogeeyo magaalada laascanood iyo in uu ku dhawaaqo khariirada qabsoomida doorashada somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Madaxwaynaha Jsl Oo Wax Laga Waydiiyay Bassport Uu Ku soo Safray Iyo Arimo Kale +Jawaabta Uu Ka Bixi... Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Diiday Ansixinta Wasiirnimada Cali Xoor Xo... "Ciidamo Ka Amar Qaata Ra'iisal Wasaaraha Ayaa La Wareegay Xaruntii Baarlamaanka".Gudomiyaha Barlama... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|