WAJAALE NEWS

DAAWO;-Shacabka Caasimada Hargaysa Oo Caawa Banaan Bax Ay Ku Taageerayaan Qarannimada Somaliland Ku Dhigay Fargaaraha Khayriyada!

HARGAYSA(W,N)-Kumanaan kamid ah shacabka reer Somaliland eek u dhaqan caasimada hargaysa ayaa caawa banana bax ay ku taageerayaan difaaca Somaliland isugu soo baxay fagaaraha khayriyada ee badhtamaha caasimada hargaysa.

Dadwaynaha oo iskugu jiray dhalinyaro haween iyo qaybaha kale ee bulshada ayaa banana baxoogu ahaa sidii ay umuujin lahaayeen taageerada ay uhayaan difaaca qaranka jamhuuriyada Somaliland iyo fariin udiray cidkasta oo duulaan kusoo qaada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version