WAJAALE NEWS

Xildhibaan Axmed Khaliif Oo Shacabka Gobolka Sool Xaal Kasiiyay Hadalkii Madaxwayne Biixi Ee Ahaa Argagixiso Ayaanu Kula Dagaalamaynaa Laascanood!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan axmed-khaliif jaamac saalax oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada somaliland lagana soo doortay gobolka sool ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in laascanood ay ka dagalaamayaan kooxo argagixiso ah isagoo hadalkii madaxwayne biixi ku tilmaamay in uu yahay mid been ah islamarkaana ay ahayd in xukuumadiisu ka ilaaliso gobolka hadii argagixiso timid.

Exit mobile version