WAJAALE NEWS

Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dagaal Ay Saaka Ciidamada Jsl Kusoo Qaadeen Maleeshiyaad La Socday Garaadada Ku Shirayay laascanood!

LAASCANOOD(W,N)-Wasiirka wasaarad arimaha gudaha Somaliland oo ku sugan magaalada laascanood ayaa faah faahin ka bixiyay weerar ay ciidamo maleeshiyaad ahi kuso qaadeen ciidamada Somaliland eek u sugan duleedka magaalada iyo guriga madaxtooyada laascanood.

Exit mobile version