WAJAALE NEWS

Warbaahinta Qaranka Jsl Oo Warbixin Ka Diyaarisay Xaalada Abni Ee Magaalada Laascanood!

LAASCANOOD(W,N)-Televisionka qaranka somaliand ayaa warbixin ka diyaariyay xaalada abni ee magaalada laascaanood oo maanta daganayd islamarkaana goobaha ay kaga sugan yihiin ciidamada qaranka Somaliland badi gacanta ku haya abniga magaalada

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version