WAJAALE NEWS

Suldaanka Guud Ee Beesha Ciise Muuse Oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanada Udhexeeya Hargaysa Iyo Berbera.

Suldaanka guud ee beesha ciise muuse oo ay weheliyaan madaxdhaqameed iyo masuuliyiin kale ayaa lagu soo dahweeyay degmooyinka udhexeeya maroodi jeex iyo saaxil isagoo kusii jeeda magaalada berbera.

Exit mobile version