WAJAALE NEWS

Rashiid jaamac dhari “Sheekhul Axmar” Oo Soo Bandhigay Xaqiiqada Arinta Ka Taagan Laascanood, Luuqad Adagna Kula Hadlay Garaarada Uhanqal Taagaya Xamar.

“Waxkasta Oo Jiritaanka Somaliland Ka Hooseeya, Miiska Ayuu Usaaran Yahay, Xamarbaan Tagayaa Iyo Sool & Sanaag Baan Leeyahay, Xagay Ka Shaqaynaysaa”Sheekhul Axmar.

HARGAYSA(W,N)-Cabdirashiid Jaamac Yuusuf (sheekhul Axmar) Oo kamid ah haldoorka reer somaliland ayaa ka hadlay xaqiiqada dhibaatada ka taagan magaalada laascanood iyo dhawaaqa kazoo baxaya garaarada ee kazoo horjeeda jiritaanka Somaliland taasi oo uu sheegay in aan wax gor gortana laga gali Karin jamhuuriyada Somaliland islamarkaana cidii sheegatada SSC IYO Somaliya aanay halkan ka talinaynin.

Sidoo kale sheekhul axmar ayaa digniin udiray dadka somaliya jooga ee hurinaya colaada laascanood iyo kuwa barbar dhigaya xasuuqii siyaad bare ka gaystay gayiga somaliland

HALKAN KAGA BOGO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

https://fb.watch/iTjkw8E34m/https://fb.watch/iTjkw8E34m/

Exit mobile version