WAJAALE NEWS

Maydadka Arday Soomaliya Ah Oo Laga Helay Burburka Dhul Gariirkii Ka Dhacay Dalka Turkiga.

ANKARA(W,N)-Dhul gariirkii ka dhacay dalka turkiga islamarkaana ay ku dhinteen dad kor udhaafaya 12kun qof ayaa waxaa ku jiray dadka ku dhintay arday somaali ahaa ku sugnaa turkiga kuwaasi oo maydadkooga laga soo saaray burburkii dhismayaasha

Exit mobile version