WAJAALE NEWS

Madaxwayne Xasan Sheikh Oo Muqdisho Kusoo Dhaweeyay Madaxda Dalalka Kenya ,Jabuuti Iyo Itoobiya!

MUQDISHO(W,N)-Madaxwaynayaasha dalalka Kenya jabuuti iyo raysalwasaaraha itoobiya ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda somaliya ee muqdisho halkaasi oo uu ku soo dhaweeyay madaxwaynaha somaliya

Madaxda dalalka ay dariska yihiin somaliya ayaa shir uga furmo doonaa magaalada muqdisho kuwaasi oo ah dalalka ay ciidamada nabad ilaalinta ka joogaan somaliya qaarkood.

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

 

Exit mobile version