HARGAYSA(W,N)-Siyaasi bashiir Cabdi Xariir oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland islamarkaana xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadii axmed siilaanyo ayaa ka hadlay dagaalka ka socday magaalada laascanood iyo duulaanka lagu soo qaaday somaliland
Sidoo kale siyaasi bashiir ayaa fashiliyay ujeedada dagaalka laascanood ka danbaysa iyo ciidamada uga soo gurmanaya punthland,somaliya iyo dawlad deegaanka somalida kuwaasi oo dhamaan isku bahaystay duulaano lagu doonayo in somaliland lagu burburiyo
Dhanka kale siyaasi bashiir ayaa shacabka somaliand ugu baaqay in loo midoobo difaaca qaranka Somaliland isagoo si gaara ula hadlay siyaasiyiinta mucaaridka ee bulshada ku kala qaybinaya difaaca qaranka sheegayna in aan xiligan suurto gal ahayn ka hadalka doorasho iyo kursi raadis balse ay muhiim tahay in difaaca Somaliland iyo nabad galyadeeda loo midoobo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;