HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka somaliland cabdikariim axmed maxamed (xinif) ayaa faah faahin ka bixiyay tirada dadka ka barakacay colaada laascanood iyo deegaanada ay degeen,
Sidoo kale gudoomiyaha haayada qaxoontiga ayaa ka warbixiyay qorshe gurmad iyo taakulooyin lagu gaadhsiinayo ay wadaan iyo kulamo ay la qaateen haayadaha unta iyo kuwa caalamiga oo ujeedadoodu ahayd sidii shacabka barakacay loo gaadhsiin lahaa gurmad iskugu jira cunto,waxyaabaha huga ee dadka iyo wixii kale ee baahiyahooga wax ka taraya.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;