LAASCANOOD(W,N)-Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo si kulul ubeeniyay hadalkii madaxwaynaha Somaliland islamarkaana sheegay in aanay jirin cid lasoo xidhiidhay iyo shir lagu qabanayo deeganka Yagoore oo ay Og Yihiin
Sidoo kale garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa madaxwayne biixi ujeediyay eedo culus usoo ugu baaqay In uu ciidamada Somaliland ka saaro magaalada laascanood.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/7HS0N_CWIsE