WAJAALE NEWS

Ergadii Nabadaynta Ugu Baxay Gobolka Sool Oo Hadhimo Sharafeed Loogu Sameeyay Magaalada Caynabo

CAYNABO(W,N)-Waftigii madaxdhaqameedka ahaa ee ergada nabada ugu baxay shaqaaqada ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa hadhimo sharafeed loogu sameeyo magaalada caynabo ee gobolka saraar.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version