WAJAALE NEWS

Dawlada Jabuuti Oo Beenisay In Ay Wax Lug ah Ku Leedahay Xaalada Ka Taagan Magaalada Laascanood

JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa beenisay warar laga faafiyay oo lagu sheegay in lug ku leedahay xaalada ka taagan gobolka islamarkaana ay somaliland ku garab siisay

Wasiirka arimaha dibada jabuuti ayaa beeniyay wararkaa isagoo sheegay in dawlada jabuuti jeceshay nabada wadamada ay dariska yihiin balse aanay marnaba taageerin waxkasta oo nabadgalyada geeska wax udhimaya.

 

Exit mobile version