WAJAALE NEWS

Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Dhagax Dhigtay Goob Caruurta Loo Dalxiis Gayn Doono!

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan dawlada hoose Iyo wasiirka ciyaaraha iyo xubno kale oo katirsan xukuumada dhexe ayaa dhagax dhigay goob loogu talo galay in caruurta yar yar loo dalxiis geeyo islamarkaana ay dhigi doonto agab ay ku ciyaaraan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version