HARGAYSA(W,N)-Qaarkamid ah culimada somaliland oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa bayaan kasoo saaray dagaalka ka socday magaalada laascanood iyo guud ahaan gobolka sool iyagoo ku baaqay in la joojiyo xabada islamarkaana shacabka loo tudho
Sidoo kale culimada ayaa fariin udiray qaarkamid ah culimada oo iyagu siyaabo kale duwan usii hurinaya xaalada laascanood.