HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta albaabada iskugu laabtay televisionka somnews xaruntiisa magaalada hargaysa iyadoo ku warglisay in la xayiray tvgan
Sidoo kale sida uu ku waramay midkamid ah suxufiyiinta ka hawlgala ayaa sheegay in xukuumadu xabsiga utaxaabtay suxufi ka hawlgali jiray isagoo sheegay in aan loo sheegin waxa sobobay in la xidho xarunta tvga.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;