WAJAALE NEWS

Xoghayaha Xidhiidhka Gobolada Iyo Degmooyinka Xisbiga Wadani Oo Booqday Dugsiga Qallax, Xukuumadana Ku Dhaliilay Dayaca Ka Muuqda!

GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga mucaaridka ee waddani maxamed cabdilaahi jaamac bookh ayaa maanta booqasho ku tagay dugsiga sare ee qalax Ee Magaalada Gabiley  kaasi oo aanay xukuumadu waxba ka qaban islamarkaana uu ka muuqdo dayac baahsani

Sidoo kale xoghaye bookh ayaa sheegay in gobolka gabiley yahay gobolka kaliya ee aan la hayn dugsi boodhin ah islamarkaana ay hagratay xukuumadu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version