WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Oo Kulan La Qaatay Bulshada Caasimada Hargaysa

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta xisbiga waddani oo ay horkacayaan gudoomiyaha xisbiga, musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo xubno kale ayaa kulan goobaha ay bulshada iskugu timaado kula qaatay dhalinyarada, waayeelka kuwaasi oo ay kala sheekaysteen xaalada dalka iyo isdiwaangalinta codbixiyayaasha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version