WAJAALE NEWS

Masuul Xisbiga Wadani Katirsan Oo Karbaashay Sheekh Saleebaanka Kulmiye Soona Bandhigay Falal Musuq Maasuq Oo Ku Kacay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka gobolka saaxil ee xisbiga wadani ayaa jawaab ka bixiyay hadalo eed ah oo xoghaye sheikh saleebaan usoo jeediyay mucaaridka isagoo sheegay in aan sheikh saleebaan oo kale ka hadli Karin siyaasad iyo arimaha laascanoodba

Sidoo kale masuulkan ayaa daboolka ka qaaday shakhsiyada sheikh saleebaan iyo tariikho musuq maasuq oo uu leeyahay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version