WAJAALE NEWS

Madaxwayne Biixi Oo Loogu Baaqay In Uu Gobolka Gabiley Usoo Magacaabo Wasiir Wada Matali Kara!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Hore mahdi Maxamed Xaashi oo katirsanaa golihii deegaanka ee hore ee degmada Gabiley ayaa madaxwaynaha Somaliland muuse biixi ugu baaqay in uu gobolka gabiley usoo magacaabo wasiir wada matali kara bulshada ku dhaqan kaasi oo aan kala qaybin

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/bj1-s-kICTM

Exit mobile version