GAROOWE(W,N)-Madaxwaynaha maamulka goboleedka somaliya ee Punthand siciid cabdilaahi Deni ayaa markale ka hadlay arinta ka taagan magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood isagoo Somaliland ku eedeeyay in ay arimo ula kac ah ka wado
Sidoo kale madaxwayne Deni ayaa beesha calamka ku canaantay in ay ka aamuseen xaalada magaalada laascanood xili uu isaga iyo maamulkiisuba waxka qaban kari waayeen.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;