WAJAALE NEWS

Komishanka Tacliinta Sare Iyo Xafiiska Imtixaanaadka Oo Si Wada Jir Ah Ushaaciyay Liiska Ardaydii Ku Guulaysatay Deeqda Waxbarasho Ee Dalka Itoobiya.

HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Komishanka Qaranka ee Tacliinta Sare Prof Salebaan Dirir Cabdi iyo Guddoomiyaha xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa”uud Axmed Faarax ayaa maanta si wada jir ah u shaaciyey liiska ardayda ku guulaystay deeqda Waxbarasho ee heerka 1aad (Degree) ee dalka Itoobiya.

Ardaydaas oo tiradoodu ahayd 138 arday ayaa laga qaaday imtixaan lagu kala saarayey iyadoo ay ku guulaysteen 100 ka arday ee ugu sareeyey.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version