HARGAYSA(W,N)-Hoggaanka Xisbiyada mucaaradka Somaliland Ee Waddani Iyo UCID ayaa Habeenkii xalay magaalada hargaysa kula kulmay Ergayga Dawlada Finland Uqaabilsan Geeska Africa Suldaan Siciid Axmed kaasi sida wararku sheegeen ay ka wada hadleen arrimaha geedi socodka dimuqraadiyadda, doorashooyinka, xuquuqal insaanka iyo arrimaha nabadgelyada ee Laascaanood.”
Ergayga dawlada finland uqaabilsan geeska Africa ayaa hore kulan ula qaatay xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka kaasi oo xal loogu raadinayay Khilaafka Doorashooyinka ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland oo weli taagan halkiisii hadase ma cado in ergayga filland sii anbo qaadayo dhexdhexaadintii xukuumada iyo mucaaridka iyo inkale.