WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Jsl Oo Ka Warbixiyay Safar Uu Ugu Maqnaa Laascanood Iyo Waxa Laga Filan karo Shirka Uga Socda Dhaqanka Beeshiisa

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha golaha akiilada Somaliland cabdirasaaq khaliif oo maalmihii udanbeeyay ku sugnaa Magaalo madaxda Gobolka sool ee laascaanood ayaa dib ugu soo laabtay casimada hargaysa isagoo sheegay in uu madaxwaynaha kula soo noqday waxyaabihii uu kala kulmay gobolka sool

Sidoo kkale gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa hadlay waxyaabaha laga filan karo ij ay kazoo baxaan shirka isimada beelaha dhulba hante uga socda magaalada laascanood

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version