WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dadwaynaha Magaalada Wajaale Oo ka Gadooday Caruur Ku Gubatay Guri Habeenkii Xalay Iyo Gurmad La,aanta Xukuumada

TOG WAJAALE(W,N)-Waxaa habeenkii xalay ku gubtay magaalada wajaale guri jiingad ah kaasi oo uu ku geeriyooday ilmayar halka sedex kalena laga soo badbaadshay

Qaarkamid ah ehelada guriga gubtay iyo bulshada reer wajaale ayaa gadood ka muujay gurmad la,aanta xukuumada iyo gubashada guryaha magaalada oo kusoo noq noqday magaalada wajaale kuwaasi oo sheegay in aanay maamulka degmada iyo xukuumadu wax gurmad ah ka galin masiibada ku dhacday qoyskan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version