WAJAALE NEWS

Xarunta Xuquuqal Iinsaanta Oo Canbaaraysay Xadhiga Xukuumadu Kula Kacday Axmed Maxamed Cabdi.

HARGAYSA(W,N)-Xarunta xuquuqal iinsaanka madax banaan ee somaliland ayaa canbaaraysay xadhiga xukuumadu kula kacday muwaadin axmed maxamed cabdi daa,uud oo maalmihii unabeeyay ku xidhan xarunta danbi baadhista Ee C.I.D

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

Exit mobile version