LAASCANOOD(W,N)-Xaalada magaalada laascanood ayaa wali kacsan taasi oo ay ka socdaan banaan baxyo lagaga soo horjeedo dilal magaalada ka dhaca ee soo noq noqday.
Mudo haraadayaasha oo maalintii afraad socda ayaa waxaa ku geeriyooday dad kale oo tiro badan
Maanta salaadii jimce kadib ayaa waxaa isku dhacay ciidamada amaanta iyo dad banaan baxyyo dhigayay halkaasi oo xabadi ku dhacday oday caan ka ah laascanood oo halkaasi ku geeriyooday iyo wiil dhalinyaro ah
HALKAN KAGA BOGO WARARKII UDANBEEYAY EE MAGAALADA LAASCANOOD;