WAJAALE NEWS

Wasiirka Shaqo-galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Hal Abuurka Dhalinyarada Gabiley!

GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Iyo Maamulka Dowladda Hoose Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Cusub Ee Youth Innovation Center oo laga hirgaliyay Maktabadda Qaranka Ee Gabiley.

Isla markaana shahaadooyin gudoonsiiyay 200 oo dhalinyar ah oo Tababaro kala duwan losoo gabagabeeyay.

Ugu danbayntiina madaxda ayaa halkaa ka jeediyay Khudbado isugu jiray bogaadin Iyo Dhiirigelin.

Exit mobile version