WAJAALE NEWS

“Waar Dhaqanka Halkiisii Aynu Ku Celino, Oo Yaynaan Doc Faruurin”Gudoomiye Xirsi

BURCO(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani oo ka qaygalay Caleemo saarka caaqil kamid ah beelaha gobolka togdheer ayaa Caaqilka cusub ugu duceeyay in ilaahay ku asturo Xilkaa loo cumaamaday.

Sidoo kale Gudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan Ayaa siyaasiyiinta ugu baaqay in aan dhaqanka la doc faruuri balse loo daayo sidooda iyaga iyo culimadaba.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

Exit mobile version