WAJAALE NEWS

Shacabka Gobolka Awdal Oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Ku Matala Golaha Wakiilada Jsl Iyo Su,aalaha La Waydiiyay!

BOORAMA(W,N)-Shacabka gobolka awdal ayaa kulan isla xisaabtan la qaatay xildhibaanada ku matala golaha wakiilada somaliland ee gobolka laga soo doortay

Dadwaynaha ayaa su,aalo waydiiyay xildhibaanada

Dhanka kale xidhibaanada golaha wakiilada ayaa uga warbixiyay waxyaabaha ay kula kulmeen golaha wakiilada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Shacabka Gobolka Awdal iyo Su'aalaha ay waydiiyeen Xildhibanada Golaha wakiilada ku matala.

 

Exit mobile version