WAJAALE NEWS

Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Dekeda Berbera.

BERBERA(W,N)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland cabdiraxmaan saylici iyo wafti uu hogaaminayay oo safar ku jooga magaalada berbera ayaa kormeer kusoo maray dekeda berbera iyo qaybaha cusub ee lagu soo kordhiyay.

Waxaana maadwxayne kuxigeenka halkaasi ku qaabilay maareeyaha dekedaha jsl.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version