HARGAYSA(W,N)-Maamulka dawlada hoose ee caasimada hargaysa yaa maanta olole nadaafadeed ka fulisay xabaalaha magaalada hargaysa kaasi oo lagu nadiifiyay gaar ahaan xabaalaha baqiic iyo naaso hablood
Sidoo kale maamulka degmada ibraahim koodbuur ayaa balanqaaday masuuliyada cagaftii qodo jirtay xabaalaha baqiic oo maalmahan xumayd iyagoo soo hagaajiyay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;