WAJAALE(W,N)-Wafti uu hogaaminayo musharaxa madaxwayne ee xisbiga wadani oo ay weheliyaan gudoomiyaha xisbiga maamulka gobobolka gabiley ee xisbiga waddani ayaa maanta kormeer kusoo maray goobaha ay diwaangalintu codbixiyayaashu ka socoto ee wajaale, geedbalaadh iyo allaybaday oo kairsan gobolka gabiley
Gudoomiyaha xisbiga iyo musharaxa ayaa bulshada deegaanadan ugu baaqay in ay qaataan kaadhka codbixinta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;