WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Fariin Udiray Cidkasta Oo Dhibaatada Magaalada Laascanood Si Khaldan Uga Hadashay!

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa si adag uga hadlay xaalada magaalada laascanood oo maalintii afraad ay ka socdaan banana baxyo ay ku dhinteen dad badan oo shacab ah.

Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa cadeeyay in aanay jirin talo reer sheikh isaxaakh ah oo reer ku jidee in aanay jirib balse wixii ka dhacaa ay tahay talo xukumada muuse biixi.

 

Exit mobile version