WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Barwaaqo Oo Galabta Gaadhay Magaalada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose iyo xubno ururkiisa ka tirsan ayaa galabta gaadhay magaalo madaxda gobolka gabiley ee Gabiley.

Sidoo kale gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo ayaa kulamo ka qaatay bulshada reer gabiley halkaasi oo uu kala hadlay.

Exit mobile version