GABILEY(W,N)-Waxaa maanta magaalada gabiley aas qaran loogu sameeyay alle ha,unaxariistee badhasaabkii hore ee gobolka gabiley marxuum cali aw aadan meecaad oo maydkiisa laga keenay dalka ingiriiska oo uu ku geeriyooday’
Aaska marxuum cali aw aadan meecaad ayaa waxaa kasoo qaybgalay wasiirka isgaadhsiinta,maamulka gobolka gabiley iyo maayarka magaalada xildhibaano,siyaasiyiin iyo boqolaal kamid ah shacabka gobolka gabiley
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;