TOG WAJAALE(W,N)-Ciidanka magaalo Guduudeedka magaalada wajaale ayaa gacanta ku dhigay nin lacag iyo faylal guri kazoo dhacay magaalada hargaysa kaasi oo doonayay in uu dalka ka baxo.
Taliyaha saldhiga wajaale iyo taliyaha qaybta gobolka gabiley ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ninkan loo soo qabtay iyo cadadka lacagta iyo agab kale ee uu sitay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;