WAJAALE NEWS

“Waxaad Arkayseen Maalmahan Wasiiro Lasoo Kalifay Oo Midba Maalin Ujawaab La yidhi Mucaaridka Oo Iyagii Isku Jawaabaya”Xisbiga Waddani.

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha Arimaha Gudaha ee xisbiga Wadani maxamed faarax ayaa jawaab ka bixiyay hadalo isdaba joog ah oo maalmihii udanbeeyay kazoo yeedhay wasiiro xukuumada katirsan oo ujawaabayay xisbiyada mucaaridka

Sidoo kale Xoghaye maxamed ayaa sheegay in xukuumadii uu ku dhacay dayow islamarkaana ay awasiiradeedii isku jawaabayaan.

Exit mobile version