WAJAALE NEWS

Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay Tirada Dadka Ugeeriyooday Xanuunka Xumada!

HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka waramay xanuunka xumada oo shacab badan oo reer somaliland ku dhacday labadii bilood udanbeeyay

Sidoo kale agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa sheegay in 26qf ugeeriyoodeen xanuunka xumada oo ah inta la diwaangaliyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

 

 

Exit mobile version