HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo waftigii ay hogaaminayeen ee safar ugu maqnaa gobolada bari ee dalka ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay caasimada hargaysa taasi oo kumanaan taageerayaasha xisbigu kaha hortageen duleedka caasimada.