WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbigooda!

GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga wadani oo uu weheliyo cabdiqaadir daahir ismaaciil oo maanta shir jaraa,id ku qabtaymagaalada gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani kaasi oo ay sheegeen in hadalkiisu ka caydhiisiinayo dadka reer gabiley ee taageersan xisbigooda islamarkaana aanu gabiley lahayn muuse biixi hadalkiisu dhaawacayo taageerada musharax cabdiraxmaan cirro.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version