WAJAALE NEWS

“Madaxda Umaddu Hadii Ay Hagaagto Bulshaduna Way Hagaagaysaa”Sh. Maxamed C. Dirir.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh maxamed cumar dirir ayaa ka hadlay masuuliyada saran dadka madaxda ah madaxdhaqameedka iyo cidkasta oo umada masuuliyad uqaado

Sidoo kale sheikh dirir ayaa ka hadlay sida ay madaxda umada ee aan xaqa ku dhaqmin iyo sida ay cadaab alle ku mudanayso.

Exit mobile version